Kenya/-Wiil Aabihiis Uu Wasiir Ahaa Oo Is-dal-dalay!!!..& Xildhibaan Gaarigii Uu Wattay!!… »
Nairobi:-(Allkisima)-Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafadda Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkan uu dhalay wasiirka maaliyadda ayaa la sheegay in uu xarig isku dal-dalay sidaana uu ku dhintay . Taliya ku xigeenka Booliiska...
May 17 2012 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »
Kenya/-R/wasaare Raila Odinga Oo Shaaciyey In La Qaban-Doono Shirweyne… »
Nairobi:-(Allkisima)-Raisul wasaare Raila Odinga ayaa shaaciyey in la-qaban doono shirwayne looga baaran dagaayo xalinta dhibaatooyinka ka jira Gobolka xeebta ee dalka. Mr Odinga oo la hadlaayey shacabka reer keenya ee ku dhaqan dagmada VOI ee...
May 13 2012 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »
Kenya/-TACSI-Marxuum/Xaaji Ibraahim Cusmaan Abuukar-(UNlaaye)… »
Nairobi:-(Allkisima)-TACSI)/Waxaa xalay ku geeriyooday gurigii uu ka degganaa Magaalada Nairobi Marxuum xaaji IBRAAHIM OSMAN(Unlaaye)-oo in-dhawaalaba ku xanuunsanayey magaaladatan Nairobi. Marxuumka ayaa xalay 5:30-aroornimo xilligii salaadda subax ku geeriyooday gurigiisa,waxaana isla-maanta lagu aasay salaaddii duhur ka-dib Qabuuraha(Langata)-ee...
May 13 2012 / 2 Fikrado / Sii Akhri »Kenya/-Yaa Ka Jaray Gacanta Ninka Waalan Ee Qaxootiga Ah?!!!… »
Dhadhaab:-(Allkisima)-Wararka aanu ka heleyno Xerada qaxootiga (IFO Refugee Camp)-ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Xalay Xeradaasi Nin Walaan oo Madaxa looga jiray Gacanta looga...
May 19 2012 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »SOM/-”Xamar”-Mid Ka Mid Ah Isimada P/Land Oo Si Diirran Loogu Soo Dhoweeyey Muqdisho “Sawirro”… »
Muqduisho:-(Allkisima)-Waxaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho (Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax) oo weliba si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
May 18 2012 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »SOM/-Guddoomiyaha Baarlamaanka & Wafdi La Socday Oo Gaaray Ex-Baydhabo-Jannaay!!!… »
Baydhabo Allkisima)-Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo ay...
May 17 2012 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »Kenya/-Booliska Magaalada Mombasa Oo Xusul-duub Baaritaan Ugu Jira Weerar Xalay Lagu Qaaday Kalaab!! Dadna ay Ku dhinteen Dadna… »
Mombasa:-(Allkisima)-Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club ah oo ku taala magaalada Mombasa . Weerarkaasi ayaa waxaa...
May 16 2012 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »


























